Codadka ECHO

We're showing ECHO in our waiting room at the food shelf. Thanks for your awesome work!

Meg B.

Food Shelf Supervisor

Sii Akhri

Sheekooyinkaaga Nala Wadaag

ECHO Radio (Raadiyaha ECHO)

Intii lagu jiray 2009ka, ECHO waxa iskaashi la samaysay radiyaasha ku salaysan jaalliyadaha si loogu siidayo 12 luqadood macluumaad muhiima ee H1N1 Influenza.

ECHO waxa ay martiqaadaysaa idaacadaha jaaliyadda in ay isticmaalaan ogaysiiska adeegyadeena guud si ay ku caawiyaan dhageystayaasheena ah dadka aan af ingiriis macna leh ku hadlin mowduucyada caafimaadka, ammaanka, hawlaha bulshada iyo kuwa deg-degga.

Haddii ay dhacdo xalad adag ee caafimaad ama ammaan, shirkadaha ECHO Radio (Radiyaha ECHO) waxa lagu siidaynaya ECHO PSA’s ee luqadaha kala duwan. Iskashiyada ballaaran ee ay la leeyihiin radiyaha ku salaysan jaaliyadda – kaas oo ah midka ugu badan oo ay dadku kala socdaan macluumaadka ilaha inta lagu jiro xaalad deg-degga – waxa lagu hubi doonaa in dadka reer Minnesota ee ku hadla af Ingiriis yar ay helaan macluumaadka ay u bahaanyihiin si ay ku helaan caafimaad, ammaan haystaan iyo isdiyaariyaan.

Take Our Survey

Have you heard about our new program, "Recovering from the Storm?" If so, tell us how you learned about it!

Charites Review Council - meets standards   GuideStar

User login