Nala Shaqee
Codadka ECHO
“I believe that each member of our community has the moral responsibility to help those less
fortunate, in this particular case folks that do not speak the English language. There is no greater reward in life then to utilize your skills and talents on behalf of human kind.”
Leo Espinoza
Community Advocate
Nala Shaqee
Maantay wax ugu deeq si lagu hubiyo in qof kasta uu caafimaad qabo, ammaan haysto una diyaargaroobo.
Ka wardoon sida aad ugu biiri lahayd kooxda ECHO ee tabarrucyaasha halwkarka ee jaaliyadda. Waxaa jira siyaabooyin badan oo uga qaybqaadan kartid – indha indheyn fursadaha jira iyo dooro midka ay isleedahay sii fiican ayaad u qaban kartaa.
La fadhiiso afhayeennada bandhigyada jaalliyadda ECHO ee caafimaadka, ammaanka, iyo ololaha ee ka jira Twin Cities (Magaaloyinka Mataanaha).
Ku caawi sidii ad war ku saabsan ilaha iyo adeegyada ECHO loo gaarsiin dadka meel kasta jaalliyadaha ku hadla af Ingiriisi yar.
Shabakadda Shirkad la noqo ECHO sii aad ugu siyaadisid mucluumaadka muhiimka ee waxbarashada iyo kan deg-degga kuwa aan ku hadlin af ingiriis macna leh.
Soo diyaarinta fursadaha waxa loogu talagalay in lagu maalgaliyo moowduucyada caafimaadka, ammaanka iyo ka tabaabushaysiga arimaha degdegga. Wax dheeraada ka siyaadso.

